Dowladda Itoobiya oo Xabsiga dhigtay Mitiku Kassa iyo Dambiga loo heesto oo la shaaciyay

Ciidamada booliiska dalka Itoobiya ayaa xabsiga dhigay madaxii hay’adda gargaarka ee dowladda dalkaasi Mitiku Kassa, oo lagu eedeeyay in uu sameeyay musuqmaasuq iyo wax isdaba marin. Masuulkan ayaa lagu eedeeyay in hay’addo kala shaqeeyay sidii loo musuqmaasuqi lahaa raashin gargaar iyo dhar loogu tala galay in lagu caawiyo dad badan oo Itoobiyaan ah oo xaalad … Continue reading Dowladda Itoobiya oo Xabsiga dhigtay Mitiku Kassa iyo Dambiga loo heesto oo la shaaciyay